VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goofaartankii xalay - Lyrics

Arimahaan iswada galay Guntiinmahan lawada xiray Anoo gacanta kugu dhigin Gooni uma furfurmayee Ma go'oo Jacaylkuyee Gabloo igu  ciyaaree Goofaartankii xalay markaan gogosha kugu tabay kaa eegay goonyaa kaa waayey garabkayga ilmo gobo ma iga tiri.. Jacayl kaama guuroo gu’ga kuuma tiriyoo gaboow kuguma daayoo Guuraa habeenkii Gowraax xagaagii Anoo go'na sidan Guri uguma hooydee Cadceeda oo igubtana Geed kama harsanayee Goofaartankii xalay markaan gogosha kugu tabay kaa eegay goonyaa kaa waayey garabkayga ilmo gobo ma iga tiri.. Jacaylkaa ma guuroo Gu'ba kuuma tirayoo Gaboow kuguma daayoo Abaal kuuma galayee Gocashada jaleecada Indhahaa ku galiyee Goofaartankii xalay markaan gogosha kugu tabay kaa eegay goonyaa kaa waayey garabkayga ilmo gobo ma iga tiri..
Queue is empty
-- / --