VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buurihii sanaag - Lyrics

Guryo samiyo howdoo Seerma waydadii iyo Gud guduhu saqdii Miray X2 Salaadii ka qaadoo Libdhaduna kusii haray X2 Oo laba sagaalaad Subax noolba uu helo Oo sodon dharaarood Diinka iyo cowshii Qaryanka iyo deeradu X2 Naa sagaaro mooyee Wali beeshu sahan Dhigin X2 Socotadu ku jiideen Inay sahan madoon Tahayeey dareemaduna Dacartiyo kala saartay Muruqiiyay geedaha Sawaal baxayeey Ay caleentu siman Tahayeey Cirku sagal yar leyahay Daruurtana isxidhay x2 Quruxdaa bal suuree Siday tahay u faalee Siiraac miliilica sidaa Saad ka dhigan tahee X2
Queue is empty
-- / --