VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Googgaa waa hada - Lyrics

googaa ma dhaabnaa cigale ma gudubnaa gunti walac u jeedada ma ku soo gurgurinaa jacaylkan gaaxda ma u soo godlaynaa hadalkana sidirigam ma ku gaabsanaynaa googaana waa hadal cigalena waa garo gurgur qaadka hadalka lagu geedi galiyaa maxaa gurac iyo garo uga wada gabyaysaan geed qari jacaylkii guurna waa ninkiisee gartii ceel kii sheekee ka gurina weeraar isma gayada sheekadu gabdhaha way ka wayntay hadaan gacanka caashaqa midho kaaga soo guro oo goosan waydaan waa godobe ma ogtahay hadalku waa gimadanyahay waanu kala go'aayaa gurgur qaadku waa kali geedigii dhaxaa maqan oo gaadadiisii wuu ka gaabtay shaqalkii guumays rageed gabay guur muxuu tarayaa
Queue is empty
-- / --