VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaan - Lyrics

Guryo samiyo howdoo Seerma waydadii iyo Gud guduhu saqdii Miray salaadii kaqaado Libdhaduna kusii haray X2 Oo laba sagaalaad Subax noolba uu helo Oo sodon dharaarood Diinka iyo cowshii Saryanka iyo deeradu X2 Raad sagaaro mooyee Wali beeshu sahan Dhigin socotadu ku jiidh- Een inay sahan madoon Tahayeey x2 Dareemaduna sacarkiyo Kala saartay muruqiiyay Geedaha sawaal baxayey Ay calentu siman tahayey x2 Cirku sagal yar leyahay Daruurtana isxidhay Quruxdaa bal suuree Siday tahay u faalee Siiraac miliilica sidaa Saad ka dhigan tahee X2 Buuruhii sanaagoo Dhibic daadka qaadiyo Helay saymo roobaad Sulubkiyo abaartiyo ay Dhaafto siigaadu x2 Oo laba sideedaad Sadax iyo lix jeer helay Iyo laydha siiraac salka Raysku uudagay sobaxay Maxad sugi x2 Seexdayoo baldhooluhu Sida sida sayn fardood Yahay sabarada xareedii Biyuhu saabka joog- Aaney x2 Saxan saxo udgoon Badan ay sooqayaa Uriyeey suradkiyo jiicii Sarmaankiyo maraagii X2 Sogsogtiyo galoolkuna Saameelay ubixii adaa Suuradeeda leh sanku Neefle oo idil cidna Kumaan siisteen x2 Halbowlahoo kusugayan Sii iraah wadnaha dhiig Wuu igu saluugaa samir Baan idhaahdaa wuu Sarakacayaa nafkuu Sooman weeyaan X2
Queue is empty
-- / --