VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugub - Lyrics

ugub caashaq baa ihelay xubanaha iiga jaroo anigoon ku aragbaa uurka kaa jeclaadoo inkastoonan gaadheyn arligaad ku nooshahay wiilaha indhahaygu raadshaan aragaaga gabadhyahay aduunyada wa dhowr ayaamoode qofna kuma abaadee ifka joogi meynee waan kuu abaadee haygu eegin murugada arimihii iheystay aalad kuugu sheegtee anigoon maleynayn aqbashoo ajiibtee jaceyl igu abuurmoo aadmiga is dhaleecoo eed hadey timaadana kaa irdhoobi maayee gabar yahay aduunyadu waa dhowr ayaamoodee qofna kuma abaadee ifka joogi maynee waan kuu ildaranahee haygu eegin murugada
Queue is empty
-- / --