VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rag yaraan ma galee - Lyrics

Dj heedhe muusigayga kor uqaad rayadan malaye hay qoonsanine ciilkan marayna kuma sheeganaye qudcurban ku jiroo wan oomanahe 2x Shan sanan qudcurku jiro wagi ma ii baryeyde iga fur albabka dj tokadeydi weye an uso baxo bananka igu ooriya dhe ani wajixun ma ihi calami ban ahay dhe fananinti hore taa tartan kula jira adunyo markan dhintana jano farduusa ooyi inkaston qurbaha jogo qayb libaax ban ka qaate sidii maradona camal nember toban ban wataa dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x Saqda dhexe habenki faynusba iishidan de sixirole ma ahiye awliyo alan ahay ciyaal macno malahan casharban udhigi de tiyatarka markan tago hido iyo dhaqan ban wataa hadan dheesha gafana sacabkay iitumayan shaki kuma shiro saxib inan wadani ahaymaskaxdeyda ma ogtahay combuyutar aakujiro baaburkayga ma gartan jarduqayle iga dhe saldhigayga wa ogtahay buhodle ku yala wara dj saxiibaw musigayga kor uqaad dj  heedhe musigayga koruqad dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x Kamal sahipo ma ogtahay xazidkena wu bate maxa keenay qofwalbaba inuu xarashka noo hayo  Hawbixin saxibow Camandaws ba nahee Caga juglayska ma maqlo Ciyaal midniman nahee Kii masero ha masero Ciil qabow cadaabti gal Kii xuduudkiisa soo duwana Anaa waajibkiisa siin Hooyadeyda waxay tiri Ninkuudigay kuma dilin Wara faaruuq saxibow Ani mad ii dhaarandee Aqoonba iima lihide barashoy ku nacaydee Tiknikadii barmuudana Wali mana arkin miyaa dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x
Queue is empty
-- / --