VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Furaha qalbigaaga keen - Lyrics

inaan ku ag jooga iyo anoo kafankaaga jecel kaw iyo laba ha iga dhigin inaan kulanee ka badi kalsoonida hayga diliney ado kakan yaan arkine kashayda wanaag tusoo farxadi haka muuuqatee jacaylka ku beer wajiga koolkooli naftayda ooo waxaan kugu aaminiyo furaha qalbigaaga keen kaygana kaligaa sidoo ku hay beerkiyo wadnaha anoon kaa marmi karin inaan kugu daala iy o inaan kab sitoon ku luro naftayda kadeed ha badin karaamada hayga lumiineey anoo kuu heesayoo adoo ubax koob ku sida jacaylka lagu korshaaye xubigu yuu kaa dhamaan koolkooli naftayda ooo waxaan kugu aaminiyo furaha qalbigaaga keen kaygana kaligaa sidoo ku hay beerkiyo wadnaha
Queue is empty
-- / --