VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiso - Lyrics

qalbi uu kalgacal dagay qandho iyo xanuun iyo qiiro lagama waayee qayaayuulkan igu dhacay miyaad ila qabtaa anii qamuunyadiyo xiisaha miyaad ila qabtaa ani ilmadaydu qubataye miyad ila qabta ani qiso waatan igu dhacdee miyaad ila qabtaa ani qudha yarkii qaboojinaayoo qumanoow naftaa ku quud daraysee ku qaabilaye soo dhawoow ama qaalibaad noqon nolol aan la qaybsado ama quus ayaad noqon naftu ay ka qanacdee qadarin iyo tix galinbuu qofka nooli mudanyehee waana qaali barashadu qab jacaykani igu yidhi miyaad ila qabtaa anni xumadiyo qunbacashada miyaad ila qabtaa ani qudurada layaabka le miyaad ila qabtaa ani qiso waa tan igu dhacdee miyaad ila qabtaa ani by masuul.com
Queue is empty
-- / --