VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xogtayda - Lyrics

Xiskayga adaa degoo Xusuuustaydii hantiyay Qalbiga xayndaab gashaday Adaan ragba kaa xushee Ee hadmaan xiddigyahoow kuheli Naftayda xayaati oran Anoo xabiibiyoo Ammaan xadba aan lahayn Jacaylak xaqiisa mariin Sidaan ahay ruux xawilan Xarkaan kuhayaa naftee Xogtayda haddaadan hayn Xantayda miyaadan maqal Qalbigaan awgaa xanniban Raggii kale xeer la galay Inaanu xaggooda deyin Aduu xurma kuu hayaa Ee hadmaan xilahaaaga noqon Xuquuqda jacaylka iyoo Xil baa jira aan sidee Hadmaan ka xoroobayaa Jacaylka naftayda xiray Sidaan ahay ruux xawilan Xarkaan ku hayaa naftaydee Xogtayda haddaadan hayn Xantayda miyaadan maqal.
Queue is empty
-- / --