VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sacdiya - Lyrics

Saqde Dhexe anoo hurdaaya markaan Sacdiyaay Ku waayay intaa sawirkaga eegay sadriga Maxaa Ka Ooyay Saqda aad haatan Joogto intaan Sax u soo Abaaray markaan Ubax Kugu salaamay markaad Saa Un iga Gudoontay hadimo Caashaq Seedhay Adaan kuu soo socdaa - Kaalay jaceyl baan kuu sidaa - Ii Keen wadnaha Sooryadiisa u weyn sidaa ula soco Gacalisooy sidaa ula soco Walaaley hobeeya hoobey Hobeeya hidiyo hooyaalayeya hobeeya Hoobey Hobeeya Saqda Dhexe Anoo Hurdaaya markaan dusha sare u booday sidi shimbir u duulay samada Kali sii dhex jiiray Saqda aad haatan joogto intaan Sax Usoo Abaaray markaan Ubax Kugu Salaamay intaan Saan Iga Gudoontay hadimo Caashaq Seeday Adaan kuu soo socdaa - Kaalay jaceyl baan kuu sidaa - Ii Keen wadnaha Sooryadiisa u weyn sidaa ula soco Gacalisooy sidaa ula soco Walaaley hobeeya hoobey Hobeeya hidiyo hooyaalayeya hobeeya Hoobey Hobeeya
Queue is empty
-- / --