VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii aan beeroo - Lyrics

ubixii aan beeroow ma markaad bislaatee baalaha casaysaa axdigii bilnaa iyo beenaysay wacadkii ubaxaan baxnaanshee u budliyay camuudee iniintiisa biqilkii wabiyada butaaciyo baliyada xareeda leh ka waraabshay biyahoo ubaxaan baxnaanshee baarka u salaaxee cudurada bukaankiyo baladiyo xumaatada bahalada ka dhawree barbarkiisa joogoow ubaxaan baxnaanshee boga aan ku haystee baashada kalgacalkiyo beer nugaylka caashaqa buuga ugu qoraayee balanta aan lahaynoow ubixii aan beeroow ma markaad bislaatee baalaha casaysaad axdigii bilnaa iyo balanteenii waagii beenaysay wacadkii
Queue is empty
-- / --