VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Af dheer - Lyrics

hooda qaaliyeey habla lama sinide hoygii nabada iyo ma har geelad ka timid habka socodka iyo talaabada haboon ishu halacsatoo hubqaadkaaga i dilay halbawlaha wadee dhiigayga u habiyo hanaqa iyo wadnaha adigaa hadhsaday habooneey qalbiga adigaa hanteee hoo jacaylkaan ku idhi yartii gobanimada loo hibeeyay iyo marwadii haweenka af dheerbaan ka helay waa har geelee waa jaraatii qarsaa dhuuleey doola baaaydhee iyo baaray hoy af dheerbaan ka helay mar wadii haweenka hooda iyo nasiib lagu helyeey hayb wanaagsaneey hurda kaama lado dhaqankiyo hidihii adigaa huwane hanbalyaysoo naftaan hadiyad kaaga dhigay haneedado dhashiyo geel lur wyna iyo hantibaan kaa bixine hayee iga gudoon heesahaaga iyo hadalkaaga wacan ina aabooy yaa ku haraad baxa by masuul.com
Queue is empty
-- / --