VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dirgaax - Lyrics

yartaan daydayeen huunooy daydayeen raadiyaan huunoy dooxa waynee dusmiyo huunooy dayrka baandhee heeyayba huunooy ma yarkaan daydayeey huunooy daydayeen raadiyaan huunoy dooni iyo oo rakaab huunooy walba uga dagaa huunoy oo jacaylka dumar taan ka doortaay durduro oo jacaylaka dumar taan ka doortaay dirgax ala dirgax dawadaydii iyo huunooy tii i deeqdayeey huunooy aynu dadab galnee huunooy ma u tahay diyaar huunooy dadka lama sinide huunooy raga kaa doortay huunoy dayrin maayo oo jacayl huunooy
Queue is empty
-- / --