VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen tagay sooma laabto - Lyrics

Doraad adigoo hadh joogay Nimcadu ku hareera taalo Adoon hubinoo u fiirsan Markaad haeo kale u booday Wixii ii hana qaaday Inuu ku hodoo habawday Jar iyo haadaan ka duushay Hadaad goor danbe ogaatay Mar kale anuu kuu hilaacay Hirtaayadii oo wareerka Xasuuso ka heelo meeshoo Habeen tagay sooma laabto Anoo hablo kale la haysan Haween adi kaa jeclaaday Hantaaqada kaa ilaasha Markaad wacadkii halaysay Heshiiskeenii xumaysay Horwada kaligaa ciyaartay Halkaad haamaha u culatay Hadaad hiigsatoo la wayday Mar kale anuu kuu hilaacay Hirtaayadii oo wareerka Xasuuso ka heelo meeshoo Habeen tagay sooma laabto
Queue is empty
-- / --