VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barkintiisa - Lyrics

Barkintiisa ruuxaad Ka jafayso boodhkoo Haday bari wax gaar- Aan beerka kula xanun Sado oo aad baroor Iyo Isna baaba'aagiyo Baylahdaada jeceloo Intuu boqonta kaajaron Booraan hadimo kuu Qodo ba'anaa alahayow X2 Haduu boog qof leey- Ahay bareer kuma dha- Waaqoo banaanka hor- Tiisa baqa hadu kajog Sado shidada yaaka Bixi kara x2 Qofaad bari isbarateen Balana aydun dhigaten Ee aad bulshada kale Isaga uga bogaysoo Meesha kaaga muqdoo Wacadkeena buuxiyo Ama bari samaad koo Kaaga baxo kolkuu Rabo booraan hadimo Kuu qoday ba'anaa Allahayow ba'anaa X2 Haduu boog qof leey- Ahay bareer kuma dha- Waaqoo banaanka hor- Tiisa baqa hadu kajog Sado shidada yaaka Bixi kara x2
Queue is empty
-- / --