VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhimbil qudhuc - Lyrics

Xalay sow dhimbila Qudhac iyo dhamac Olalayoo anigoo dhex Jiifoo dhibaataysan Maan kicin Dheelalow hurdada Baas intaan dayay Labada dhinac Kumaan waayin Dheegow dharka iyo Gogoshii kama tagin Ma dhaqaqin kaligeyo Haatuf iima dhaantayn Intaan dhaafay beeshii Dhul omosa mantagino Ku dhan yahay dugagiyo Dhal libaaxi joogtaa Dhayal sanayso hoyadu Dhaxantii iqabatiyo Naxdintiyo dhiilada Jirka dhogor kamaan Kicin Markaan soo dhawade Igu dhawaaqay bahalkii Intan qaatay laba dhagax Dhabadii kumaan noqon Anoo dhiigu joogsaday Dhirtaan maray gudodiga Dhudhumadu ijeex meen Asaan garan dhibatada Amin dhexe maso dhicin Hadal iyo dhamaantii Iga baaji dhaawaca Naftuna yaanay kuu Dhiman Hadaladad dhehaysiyo Dhawaqaad ileedahay Dhadhan keedu leyahay Dhabaan kugu sheegee Dhawahaanso inan Yahay hadhibin naftaa- doo inaan ahay nin Dhaawacoo Dhiban oo curyaanoo Iyo inaan dhisaayo Dhinacyada waxbar- Ashada Duruusta inaan dham- Eeyoo midna aanu Idhaafin oon aqoon Dhankaan xigo maxad Ugu dhawaaqday Dhimbilada kalgacalada Ood utiri dhurwaa iyo Abees micidu dhertahay Shabel baa idhaawacay Bal aan dhowrno dhoor Sano Halka aad ku dhimatiyo Caashaqu ku soodhigo Kaa dheranimaayee
Queue is empty
-- / --