VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesi loo qiraan ahay - Lyrics

Qudhayda adigoon Arag wiilka soo qam- Aamahayow x2 Buuraha qotada dheer Qowyadan isdabayaal Intaa aad khabar li'i ku Dhicin x2 Runta aan kuu kala Qalee qowlkaan ku Hadlaayo qoroo x2 Qatalaa aniga la'iyiraa Ragaan qabatada ku Xiraa qabuuraha wali Ku jiree hadaanaan Ku qaabileen qalooca Miyaan kaheli x2 Gabar qaaliyaan ahoo Sintayda wali nin ma Qaban Qudbada wali Igama jabin qasnadu Way iidhan tahay Gab gabluhu kala qa- Ada iyo ninaba qosol Igama helo x2 Hadaad raga qayrkii Aad tahayd aniguna Qalanjadii haween Kee quruxda usidaan Ahay x2 Anoon qaalmo kaa Bixin yartan qiiqa isku Qarinay x2 Qadow dhaban kuyaal- Aay ha iska shubin qar Kaa dheer qalbadaada Qiiro hoy uqaad x2 Qoolka aad ii dabi iyo Sheekada qaraar laha Kadaa x2 Kuwii qayrkaa ahaa Horaan uqardoofayoo Qoryana anigu uma Dirtee anoon qaayah- Aaga arag mashedan Kaa qabtaa x2 Waxan ahay wiil qal- Bi lahoo qudhaydana Qanjiiro iyo qundana Wali lagama qaadin Haween waan ka qat- Anahay qalbiga laab Tiyo wadnaha aa qur- Aanbaa iigu dhigan Hadaad dumar qalan Jadood tahay aniguna Qayskii ragee geesi Looqiraan ahay x2
Queue is empty
-- / --