VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta i caleema saaro - Lyrics

Markii uu ciilan yahay Col iyo dirir baa dhex taal Culas badanbuu qabaa Cadaalad daraa ku timid 2× Araa lagu maamulaa Anigu caynkaa ma qabo Araa lagu maamulaa Anigu caynkaa ma qabo Fanaan caanaan ahoo Codkaygay jecel yihiin 2× Markay ii soo cawdaan Anaa ciirsii u noqdoo Dhagaha anigaa u culoo 2× Kolaan caashaq ku shubo Ciyaar kol aan u tumo Kolaan caashaq ku shubo Ciyaar kol aan u tumo Kolaan caashaq ku shubo Ciyaar kol aan u tumo Cibaadada diintiyo Kol aan cibri uga waramo Music kala caynibaa Dhamaan ku casuumayaa Music kala caynibaa Dhamaan ku casuumayaa 2× Hab dhawrkii calaacalaay Inaad cuyuun dooran lahayd Cashiiraan kuu ahee Aniga i caleemo saar Aniga i caleemo saaroo 2×
Queue is empty
-- / --