VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cilad - Lyrics

waa aduun cilada badan calmashada kalgacalkuna wax la,aantu ceeb tahay waa aduun cakiranoo jacaylkii curyaamoo caashaqa la ibsado adigon cisayniyo caqli aan lahayn buu caashaq iga kaa galay waa caado dumariyo cadawnimo haweenoo waa camal gamboolay cudur baa i helayoo caafimaad ka quustaye waa maxay ciqaabtani adigon cisayniyo caqli aan lahayn buu caashaq iga kaa galay
Queue is empty
-- / --