VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gorey - Lyrics

hhuunoooy sidii gorayo haldhaa hhuunoooy godiyo keen gacmaha hhuunoooy gabi soo foorariyo hhuunoooy hayga galin god dheer hhuunoooy dhulkan garanayee hhuunoooy gobka laga heliyo hhuunoooy gebi cas bay hhuunoooy gaari dumar jirta hhuunoooy gibinkaaga yar hhuunoooy gayaankaaban ahaye hhuunoooy ma is guursanaa hhuunoooy gurigii wardheer hhuunoooy gacaladii tolkay hhuunoooy gabadhii joogtayeey hhuunoooy gaar laguu salaan hhuunoooy gura dhaamoooliya hhuunoooy gashka raasa oo hhuunoooy galab rooobku uu helay hhuunoooy gogol quruxsana hhuunoooy gurigii deeq janiyo hhuunoooy garbo lagu dhalyee hhuunoooy ma is guursanaa
Queue is empty
-- / --