VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsooni - Lyrics

kolkii aan kalsooniyo kaasbashiyo wanaagiyo kaa sugaayay kaalmada igamaad kaafinee kol hadaad kalgacalkii aadan kayd u dhigin meel kala reeban waydoo kaar kiisii uu jabay kol dambana ha ii iman koolka badana iga daa ka dhaqaaji eegana kibirkiyo kaskaagii kolba noocyalayntii kaldhaash bay ku saartayo waan kala fogaanaye kolbay talo ku joogtoo kugu tami jirayoo ku tolnayd wadnaha iyo kurtigoodba waaxyaha kol dambana ha ii iman koolka badana iga daa ka dhaqaaji eegana
Queue is empty
-- / --