VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad mooday - Lyrics

Alley badey jacaylkee inaan kugu dul ooyaa Hadaad mooday aakhiro in ay ehelo leedahay la isuma aqoon sado aabe iyo adeerkaa ku imaani maayaan aabe iyo adeerkaa adigoo arkaayana arxan kuuma galayaan x2 Aduunkaynu joognana ruuxii ku aaminay hadaan loo abaal gudin aakhiro aboor cunay´ka ilaalin mayside x2 Waxaan ahay asagaa dadka kaa ishaartoo ereyadan ku leeyahay hoos u eegi waydee hadii iilka lay dhigo sidoo roon rabow eeg x2 Hadaad dadab badaniyo igu dhaaftay oomne hadaad dadab banaanii igu dhaaftay oomane idishaye asaagaa dadka kaag u jeceshahay aduunyada dusheedana istareex ku noolow - aniguna ayaankay x2
Queue is empty
-- / --