VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waran - Lyrics

waligay intaan jirayee adigaan wanaagiyo warsan kuu akhrinayee webiyada kalgacalkaan wadaan kugu xirayoo wadnahayga adigaan kaaga waab sameeyee waranka igu dhacayee halistii waxyeeliyo jacalkaan la weerahay welwelkiyo dhibaatada kuma waari doonee waxyeelada igaadhiyo adiguna wadeecada warba igama hayside wanaagii dhexdeeniyo ama ila wad caashaqa ama aan ku waayee wajigaaga iga qari sida maalin weynoo culimadu wardiga iyo waduxaad akhirinayaan waayo araguna sheekada taariikhaha wadaagaan wakhtiyada salaadana farxad kugu wajahayaa naftaan weyraxaysee kaa daba wareegtaa wasiisiga habeenimo riyo weheshigaagii kuma waari doontee
Queue is empty
-- / --