VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boosniya - Lyrics

Hoolahaada guud iyo danahaadan gaarka ah Inkastoow gudbinayaan teedii Ka gaabsheey Abaalkii aan kuu galay Waxba adigooon ka gudin geeskayga kaaga yamid iyo godabta boosniya Waa laba gudboonooo Garawsho waayee Golahii barbaartoo Geedkii jaceylkoo Garbaa taa ka leeyahay Jaceylkaaga maan gabin Mana aan gadinee Gargaar ii maadan geesaninee Godob baad igalisee Haygu gaaf wareeginee Geeskuna anniga iga guur Geesayga kaaga yimid iyo godabta boosniya Waa laba gudboonooo Garawsho waayee Golahii barbaartoo Geedkii jaceylkoo Garbaa taa ka leeyahay
Queue is empty
-- / --