VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geedkii jacaylka - Lyrics

Hanaan Socodka Laafyaha Hagar Li’i Wax Qabashada Hindisihiyo Faalada Soo hab Celinta Sheekada Hadaan Caano Lagu Habin Aman Hooyadeed Korin Mahayseen Asluubtaa Edabtiyo Xishoodkee Waxa Kugu Haboonaa Istareey Adoo xafaddii Hodan Jidka fooqa hoos mara Hareerahii ubaxa leh Habeen ciidda tahay Adoo xiddaha xeran Hoteelkii taleex baan Heedhe kugu casuuma Hal Irmaan Sidig Iyo Haleel Aad Ku Maashaa Dhalinyara Hobshaysiyo Hablo Kuu Ciyaaraan Istarey Sida Geel Hilaac Baxay Hoodiyo Danood Helay Oo Horseed U Maqan Yahay Higsanaaya Goor Wacan Hiyigiyo Naftaydii Adaa Hebed Ka Dhigayoo Hilbahaygi Saafoo Haween iiga Laacee Waxa Kugu Haboonaa Istarey Hareeraha Nugaaleed Kayn Wada Hareeriya Marka Roobku Uu Helo Oo Xareedu Haradiyo Hoos Jiifto Geedaha Hal Irmaan Sidig Iyo Haleel Aad Ku Maashaa Dhalinyara Hobshaysiyo Hablo Kuu Ciyaaraan Istarey
Queue is empty
-- / --