VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

waxdhintaad ka samirtaa rejo waa la dhawraa wixii dhumayna doon doon ayaad is dhiiri gelisaa ana dhaawac baan ahoo dhibtu way igu badan tahoo dhidid iyo kulayl baan dhabanada ka da,ayoo dhaba ceel tagayn baan geel ku dheelmiyaayoo dhalandhool haraadbaan dhabanada ka da.ayoo dhici wayday sidaan rabay dhaawiciina dilaacyoo waa dhaboobay jacaylkaan dheel dheeshanaayee dhagax dhuunta kama dego dhaayahaad ku aragtaa dhulka meesha dooga leh carabku ma dhadhamashee ana dhaawac baan ahoo dhibtu way igu badantoo dhidid iyo kulayl baan dhabanada ka da,ayoo dhici wayday sidaan rabay dhaawiciina dilaacyoo waa dhaboobay jacaylkaan dheel dheeshanaayee
Queue is empty
-- / --