VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cilmi - Lyrics

Cilmi miyaad lahayn Caqli miyaad lahayn Cadroo nin ku caashaqay Miyaad la colooday Cilmigii aan lahaa Caqligii aan lahaaa Celiyoo markaan Ku caashaqay Baan caruuroobay Caajis iyo calaf Caashooy neecaantoodee Cabdigaadaan ahay Kuu cawaadaayoo Cishqigaadi wuu icadgooyayee Igu caawi hee, igu caawi hee Cilmi miyaad lahayn Caqli miyaad lahayn Cadroo nin ku caashaqay Miyaad la colooday Cilmigii aan lahaa Caqligii aan lahaaa Celiyoo markaan Ku caashaqay Baan caruuroobay Cishqigaagu cayniyoo Cajiib waayaan Caruur-nimadeediyaan ciroobaayee Ha icadabin cayniyoo, ha icadibin Isoo celi hee isoo heli hee Cilmigii aan lahaa Caqligii aan lahaaa Celiyoo markaan Ku caashaqay Baan caruuroobay Cilmi miyaad lahayn Caqli miyaad lahayn Cadroo nin ku caashaqay Miyaad la colooday Caajis iyor calaf cadarooy cayntiyeedii Cabdigaadaan ahay Kuu cawaadaayoo Cishqigaadi wuu icadgooyayee Igu caawi hee, igu caawi hee Cilmi miyaad lahayn Caqli miyaad lahayn Cadroo nin ku caashaqay Miyaad la colooday Cilmigii aan lahaa Caqligii aan lahaaa Celiyoo markaan Ku caashaqay Baan caruuroobay Cad iyo Madoob caynadaa u ciishoodiyee Caluusaadayee sideen baan kuu calfaa Ha icadabine cayniyoo, ha icadabin cayninyoo Isoo celi hee, isoo celi hee Cilmigii aan lahaa Caqligii aan lahaaa Celiyoo markaan Ku caashaqay Baan caruuroobay Cilmi miyaad lahayn Caqli miyaad lahayn Cadroo nin ku caashaqay Miyaad la colooday
Queue is empty
-- / --