Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Caasha Cabdoo heesta Daliilka Dajis Embed 122.5K Keedka: >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Daliilka lyrics

Waa dulaabay daaliskaagii
Daahiroo haddaad idooneen
Dag dag waa inaad ideerisaayee

Lyrics by Masuul.com

Duunyadeedii dartaa udaayay
Dayac baan ahee, ha iidadaalee
Daahiroo haddaad idooneen
Dag dag waad inaad ideerisaayee

Waan ku doonaa armaad ideedaa
Duunyo iyo door mardi ma haystaan
Markaad damacdeey ku deeriyaanee

Duunyadeediyee dartaayee
Dayac baana ahee, ha ii dadaaalee

Dayax baa tahee oo ladaartee
Dardar baan noqday doonistaadii
Dadkoo idil way igu diimayaanee

Dayn weeyee warkaa hadaynin
Dahaboo waan kugu dacweenaa
Dariiq hadaad igu daysidee

Duunyadeediyee dartaa udaayee
Dayac baana ahee, ha ii dadaaalee

Diidadii hore waan iska daayayee
Dabcigii waan doorihaayee
Daain baa isku kay diraayee
Darbanaanta iga daacid waaye
Da iyo labo waa inaan isduugnaa

Aan isdafnee diyaar ahaawee
Inta diidan?
aan is dugaashanee
Dulmi maahinee digniin waayaan
Haday doonistii do! kaa aheedee

Daarixeey waxaan ma daa
Daahir adna waad igu dudeesaa
Daakiraaddaan , haddaadan daynin
Dalkoo idil waan ka duulayaayee

Qoraalka qaladaad aa ku jiro
Mana dhameestirna haddii aad qoraalka saxan
ama dhameesitiri kartid fadan inoo soo dir