VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iloow iloow - Lyrics

iloow iloow , ansi hilmaan. forget about it, illow sahoow,, 2,, intii horeeto waala ogaa sidaynu isku ahayne, ayaama dabadeetana waala arkaa. sidaynu u kala irdhownee, inaan ku arko dooni maayee, I dont want see you, anaa mush cayni shufnaa,, mimi habaan siteeki, kukuwandha wewe,,, Kuluc: illow ilow, ansi hilmaan, forget about it, iloow iloow sahaaw,, Eedo eedaan anigu falay maahaynee,, amarka Ilaahay baan la, oolin karayne ,,inaan ku arko waan doonayaaye,, I do want see you, anaa mushtaaba shuuf lak, mimi nataaka kuwandha wewe.. Caasha Cabdoo; Amuuraha Ilaahay ha eersan, waxba ha ku afkugobaadsan, adigoo eedaysan,,haku sii adkaysan,, Kuluc;;Taladii Araweelo ha raacin, arintu yaanay sii adkaanin,, oo dadku yaanuu ina ogaanin,, Somali, Carabi,Ingiriisi, Sawaxili, Forget ilow Ansi Sahaaw,caasha; Aboo min fidlak tafadaali please, forget ilow ansi sahaaw, Ma ilownaa, maysku uursamaana,,.alayle haa,, ma ilownaa oo danteena ma ka eegnaa,,yes yes. ma ilownaa ul iyo diirkeed ma ahaanaa,,alaylee haa diyo haa. ma ilownaa maysu uursamaanaa.. alayle haa, Caan Caan
Queue is empty
-- / --