VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Iloow iloow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Caasha Cabdoo
Iloow iloow

iloow iloow ,
ansi hilmaan.
forget about it, illow sahoow,, 2,,

intii horeeto waala ogaa
sidaynu isku ahayne,
ayaama dabadeetana waala arkaa.

sidaynu u kala irdhownee,
inaan ku arko dooni maayee,
I dont want see you,
anaa mush cayni shufnaa,,
mimi habaan siteeki, kukuwandha wewe,,,

Kuluc: illow ilow, ansi hilmaan,
forget about it, iloow iloow sahaaw,,
Eedo eedaan anigu falay maahaynee,,
amarka Ilaahay baan la, oolin karayne
,,inaan ku arko waan doonayaaye,,
I do want see you, anaa mushtaaba shuuf lak,
mimi nataaka kuwandha wewe..

Caasha Cabdoo;
Amuuraha Ilaahay ha eersan,
waxba ha ku afkugobaadsan,
adigoo eedaysan,,haku sii adkaysan,,

Kuluc;;Taladii Araweelo ha raacin,
arintu yaanay sii adkaanin,,
oo dadku yaanuu ina ogaanin,,
Somali, Carabi,Ingiriisi, Sawaxili,
Forget ilow Ansi Sahaaw,caasha;
Aboo min fidlak tafadaali please,
forget ilow ansi sahaaw,
Ma ilownaa, maysku uursamaana,,.alayle haa,,
ma ilownaa oo danteena ma ka eegnaa,,yes yes.
ma ilownaa ul iyo diirkeed ma ahaanaa,,alaylee haa diyo haa.
ma ilownaa maysu uursamaanaa.. alayle haa, Caan Caan

codkii Caasha Cabdoo, Mohamed A Kuluc