Heesta Macaan Badnoo - Lyrics
Waa ii muuqdee
kii aan maagay
Kama dheereen meehaan
Ima moogee madaxiis
Waxii ku maraayaa
MOWLAA ogee
kuu muu jiyee
Marlee maqsuud iga yeel
Macaan badnow hoow
Waxii ku maraayaa
MOWLAA ogee
kuu muu jiyee
Marlee maqsuud iga yeel
Aah makraad iga maqnaatidee
Aa mugdi iyo meel xunaa Maraa
Mid ogaawee
kaama maarmayee
Adaa imilkiyee
Kuu murgoowdee Maalmahaane
Maanka ii soo noqee
Waxaan mudaa
Meel aan igaarkaa roogin
maa miir kaa galee
Mana kaa maqlee
Maya iyo haa
Mid uun idheh
Aah makraad iga maqnaadee
Aah mugdi iyo meel xunaa Maraa
Maalin walbaan
kuu imaadee
Miriwdaa ma arkee
Waa imaan qaadee
Maalintii horee
adigaa imuuneey
Ma hilmaantiyee
Ha imoodinee
Iga soo mar
Meehiid ogeedeed
Aaa makraad iga maqnaadee
Aa mugdi iyo meel xunaa Maraa