VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balmaleey - Lyrics

Mal yuumadka mootanee Qabriyada mar hore Galaybaa magacaygii Lagu darayey X2 Bal malee bal malee Marinkii siraad baan Malaa igo isku jiidhnee X2 Madow badnaa naartan Maalmo joogay milicsaday Janadii markaa X2 Maryaneey maraan Hay moodine miyaan Maradii tuuray X2 Maqnaashahaagii waan Madluumay miridhay Laabtee kumee X2 Moolkaa bad wayntiyo Dhulka meel kastaba Jira baan muraad li'i Kudhaafee X2 Bal malee bal malee Mow jadihiibaan ka baxoo Yajuuuj ayaan ugalee X2 Malyan macluul malabsani Jirkayga malaku mowd Maciin iiga galayay X2 Maryaneey maraan ha Imoodine miyaan maradii Tuuray X2 Maqnaan shahaagii Waan Madluumay Miridhay Laabtee Kumee X2 Murugtay naftaydii Meeli qabani waydoo Meer meer ayaa idilee X2 Bal malee bal malee Maskaxdii baa i dam Qatoo murug teedii Baan la madhee X2 Miyir kiibaa jacayl Mindi wayn galiyoo Mayd la noqdoo Mariid baa isaaqee X2 Maryaneey maraan Ha imoodine miyaan Maradii tuuray X2 Maqnaan shahaagii Waan madluumay Miridhay laabtee Kumee X2
Queue is empty
-- / --