VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga baxi caashaqa - Lyrics

Jacaylkii barashada kasoo badiyay X2 Bidhaanta ogolaaday Baan ahaa x2 Bariido aad ku kulantaan Ileen barina sheekada wad kaga bogan kartayee X2 Naftu biimo weeyee Biyahani ma calaw baa Dhulku bahal maleeyahay X2 Allahayow banaan kaba Bohol kama malaysanine X2 Ibixiyow ibixi igabixi Allahayow caashaqu Bad weeyee igabixi X2 Jacaylkii aan bislaan Hadaan abuuree X2 Baxnaano gali waayay Baan ahaa X2 Barwaaqo reero yaala Ileen bixiso waatii baxso Daaha galisee X2 Beer nugaylka uma dhalan Waxa ibaday galiilyada Baahida kal gacalkee Allahayow banaan kaba Bohol kama malaysanine X2 Ibixiyow ibixi igabixi Allahayow caashaqu Bad weeyee igabixi X2
Queue is empty
-- / --