VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftu doqonsanaa – Kaban - Lyrics

(2)Naftu doqon sanaa damac waalanaa waxay doonto beri kudiri ogaaa dantu ka adagaaa durba celin ogaayeeey Lyrics by Maalmo.com (2)Labadeys dardaray dadka dhibi ogaa labadays dardaray dadka dhibi ogaaaa (2)Riziq Eebbe kuu diiday Kaa durugsanaa Nimuu duunyo siinaayo deeqi udhowaaa (1)Taa waxaa daliil u ah Haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf (2)Midna Caysha daayacan aanu daal usoo marin kama helo daleedaa daleedaaaaa (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee *** *** *** (2)Naftu doqon sanaa damac waalanaa Dabeylaha cirkey hadba kugu dartaa durdur kaa fogbey dhar uxiro kuu tiraahyeee (2)Dahab adan lahayn kutiraa daldalo dahabadan lahayn kutiraaa daldalo (2)Haka dayrin weligaa Noloshaaa laderistahay Ha udoodin abidkaa Tu kaloo kudayashaa (1)Taa waxaa daliil u ah oo Nooga digi kara xadiith baa kusoo degay (2)Marun laysma garab dego dad ma wada sinaan karo Adduun waa isdaba maal isdaba maaaaaaaaal (2)Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine dadaal gaari doontidee
Queue is empty
-- / --