VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reerkii lagu nastee - Lyrics

Yaadoow kalsoo? nafso is jeceloo Cawayno inaga oo kuwada nool Lafa dhalad hayaanliyoo iyo caano iyo wiil, la' iyo wiil Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee Wada jiree nabad galaa, wada jiree nabad galaa, Alahayow inaga yeel. Hibonuuro: Naacaw barwaaqiyo naq iyo doog. Nimciyo rays inaga oo kuwada nool. Oo noqda qayrkood kuwa ugu nasiib roon, nasiib badan Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee Wada jiree nabad galaa, wada jiree nabad galaa, Alahayow inaga yeel.
Queue is empty
-- / --