VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbaha Jabkiisa - Lyrics

jidaan jiidhay qodaxliyo ceel jwale kugu riday ama jabad abaareed cidlo aan ku joojiyay sawdigan jaqaafshe ila jeeda mooyee laga waayay soo joogg nafta lama jajuubo rafaad lama jihaystee qurbo joogistiisiyo maruun jabka soo arag sidaan jabi xanuunliyo jilaab aan ku joogsaday naftii diiday jiifkiyo inay jabaqda daysee sawdigan jacaylkii qalbiga ka jaraybee jeeni qaaray noloshii nafta lama jajuubo rafaad lama jihaystee qurbo joogistiisiyo maruun jabka soo arag
Queue is empty
-- / --