VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adna gacaladeyday - Lyrics

sids haro gin gimanoo biyo galac ka leeyihiin xiisahana doogiyo ubaxii isgaadheem laga guurin waligeed waxa tahay ayaadiid sida galab cadceedoo godka la gu gabinaayee gaban maaye aniguye wayn isguursaneynaa adna gacaladeydaay aynu guri yagleelnee geestaada ila qabo sida geenyo uguboo geesigu rabaystoo miyigoo barwaaqaaa dhaqaaq joogsanysaa waan gaajo raagoo galabtii la daawadoo waxad tahay gadeedoo waxad guri ku leedahay halbowlaha dushiisoo adna gacaladeydaay aynu guri yagleelnee geestaada ila qabo
Queue is empty
-- / --