VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruur ii curatay - Lyrics

anoo daliyo dib dhiba qaba daruur ii curatayoo markay igu da dayna haraadki idaada yoo ku doogsadee dyshaydan ku sidaa inaan hawl kuu diriyo dhibaan kuu diidayaa xilkaagaa anaa isu diray waxad doonaysaa dunida kor lkeeda yaal dusheyda docdeydan a ku waashayeee dookheyhaa ku kalsoon dareenkaad wehel utahay dugsaad ii tahay qabow jaceylkii idaashadaad adigu daaweysatee dadaal baa kuu hayoo nafteydaad darajo iyo daryeel kuu yeelatee xilkaagaa anigaa isu diray dunida guud keeda yaal dal buu isheeganee dusheyda ah \docdeyda ah ku waasahyee
Queue is empty
-- / --