VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya - Lyrics

Naf jaceelku daashaday Kal gaceelku dagay Indhaheedu dumar kale Kuma doog sanaysoo Adumbay ku dawatayee X2 Adigaan ku doortoo Kaligaa ideeqee Hadal diiqa galiyoo Dhegahaygu diidaan Muran kaba madontide Eray eray dabacsan bay Dibnahaagu karayaan X2 Dar alee gobaad tahay Marwo lagu dagaad Tahay safiyay dad Kaba ruux deeqay Baad tahay X2 Dumarkaba idilkood Taan ka doortayay Naftaydaa ku doontoo Dugsigaad ku ababtaa Dulqaadkiyo degananta Kala timid X2 Adigaan ku doortoo Kaligaa ideeqee Hadal diiqa galiyoo Dhegahaygu diidaan Muran kaba madontide Eray eray dabacsan bay Dibnahagu karayaan Dar alee gobaad tahay Marwo lagu dagaad Tahay safiyay dad Kaba ruux deeqay Baad tahay X2
Queue is empty
-- / --