VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleekha - Lyrics

sanad guuro wacanoo subax ciida ay tahay sanadii la gawracay saxsanxaa i qaado sida sagalka rooboo cadceedi la siman tahay suurdadaa wacan baa markaan sidaa u eegaba surinkaan maraayiyo aanan sixin talaabada midaan kula simaayaba dunidaba ma saarnee isa seegi maynee ubax kugu salaamaye sidee tahay suleekhay muddo ayaan samraayoo saadaal ku noolaa hada saymo noqdeen iyo sidaan sugaayee suniyaha bil dhalatiyo sanqaroorka lagu simay timaha sugul madoowoo suleekhaa hooyadaa iyo suldaankii ku dhalaybaa sifahoodii leedahooo midaan kula simaayaba dunidaba ma saarnee isa seegi maynee ubax kugu salaamaye sidee tahay suleekhay
Queue is empty
-- / --