VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Urugada xanunka leh - Lyrics

urugada xanuunka leh ilkaha dabarkale kolkaan dayey dawooy waxan da,cey inad sowjad ii ahatoo cindigeyga waxan galey jaceylkaaga baaxada leh ishiii aragtaa ayan leh dawooy magcaaa bilan dhulkan damcay inaan ku qoro cirkiyo samadaa dayey kuu daabac markaan is idhi daruur qarisaan kabaqay nafteyda wehehl unoqo qalbigaa ku tabayee
Queue is empty
-- / --