VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamaray nuurkaaga soo noqay - Lyrics

Nasri lagu xamdiya Iyo waa naruuro eebe Waa naruuro eebe Xamaray nal kaagiyo Nuurkaagu soo noqoy X2 Nabaad kaagii soodhalay Nidaam dowliyaa yimid Nuucaagii hore iyo soo Soo noolaatay bilicdii Soo noolaatay bilicdadii X2 Hadaan nolol barwaaqa Leh ku naaloonay mantoo Dadku nabad docdaadii Niyad sami ku gooshaan Niyad sami ku gooshaan X2 Umadaada nacab iyo Horu mar kaaga ruux Neceb kolay naadir weeye Cadow gaagu manajaxo Cadow gaagu manajaxo X2 Mahli iyo colaadii ku Naafeeyay waa dhexe X2 Ka nasoo markale guul Muqdishoy markale guul Ka nasoo markale guul Hana xuusin waligaa Hana xuusin waligaa X2
Queue is empty
-- / --