VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi - Lyrics

Caashaqan igubayee Inta LA igu guudfuray Maantana gundaha dhigay Gugiisii tobnaad Gaarka igu ahee Galaaftay naftaydii Garka iyo wadnaha Halista ugudbee Gami iina igajaray Sida gob iyo xalkeed Gacalow hadmaan Iigaraabiyoo Ilagaran cishqiga Caashaqaagii gabadhyahay Waxaan soo gardaadshaba Gurmad dheer usoo galay Saw garabkaan rabay Gayaanka dhamaantood Adaa iiga gaaroo Hiyigana gashaa Guri inaan dhisaa Gaaridaydii noqotee Gacalow hadmaan Iigaraabiyoo Ilagaran ciahqiga
Queue is empty
-- / --