VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koobkii Caashaqa - Lyrics

Kashaan iyo laabtaan Dareen Ku kobciyoo Kaskayga iyo maankaan Jacaylka Ku koriyoo Quruxda koonkiyo Kaaha subaxdaa Kalgacayl wadnahaa Ku kaydsamaybaa Adigaa ku kordhoo Naftu kaahay Adiga kuu nugul Markaan kuligood Kormeeray haween Adigaa kaligaa Kasoo mudhyidhiyo Koobkii quruxdaan Kuu dhiibay muunay Farxad iyo kalgacal Ukaayeystiyo Kalsoonida ruuxdaad Kasoo kaltamay Kafeeya naftayda Kaamisayee Nuurkii kalinimo Karaystay hadoo Markaan ku helaan Kasoo kabsadee Qudhaydu kuu diranaa Markaan kuligood Kormeeray haween Adigaa kaligaa Kasoo mudhyidhiyo Koobkii quruxdaan Kuudhiibay muunay
Queue is empty
-- / --