VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sunta caashaqa - Lyrics

Suhuureey inaabtaay Dumar tii usidatee Haween haween Haween ugu saraysaay Sunta caashaq een qabee Sambabadayda saaqdee Miyaad iigala siman tahay Mise waaaad isiraysoo Wadnahood aad saaftiyo Beenbaad igu sabaysaa Saadirkaan baryaayaa Sad inaan wadaagnoo Sadriga iyo maankana Samo aan kudoojiyoo *************************** Suhuureey inaabtaay Cadceedoo salaad hore Soosaartay nuurkaay Sahal maaha jacayloo Iga soomi oontee Dadka taan kasoocdaay Ee ma iiiiii ilasocotaa Mise sahankaleetiyoo Saadaalbaad kumaqan tahay Saadirkaan baryaayaa Sad inaan wadaagnoo Sadriga iyo maankana Samo aan kudoojiyo Lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --