VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasili - Lyrics

sidii xamash xamashka buuraha xamaayeey axbag cadaadeey xalaawadii macaanteey adigu ma i xasuusanaysaa xishoodayo caashaqaagiiba xanuun wayn igu abuuree anigu xalay seexan waayee adigu ma i xasuusanaysaa xasili soo xasili jacaylkeena soo xasili xishood noqo xaynka ila qabo xalaal baan kugu aroosee adaa xididada hablawha wadnaha xarun wayn ku yeeshee naftaydana xero ku ootee adigu may i xasuusanaysaa xurmiyo adigaan wanaagiyo xiiso iyo xubi kuu qabaayo duntuna iigu kaa xidhan tahee adigu may i xasuusanaysaa xasili soo xasili jacaylkeena soo xasili xishood noqo xaynka ila qabo xalaal baan kugu aroosee lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --