VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daalo aragtideedaay - Lyrics

dur dur iyo xareedii doog iyo ugbaadeey dalaalimada cadarkiyo dhibic iyo daruuraha ubax daraya muusoo manka imaha ka darariyo daalo aragtideedaay dayaxiyo xidigahoo nuurka isku dirayiyo dusha roob ladhiciyo daauus lamood yeey diirimaadka laabtiyo daawadii naftaydaay taan habalaha ka doorte dareenkaga siiyaay xubna dabacsan leeyeey nabi yuusuf dabadii tii dumarka qururxda leh hal doorkood noqonaay danbar iyo labeen iyo dahab midabki leeyeey xuural cayntii dunidaay daawashada u timidee dalka lagu manastaay haduu diido calafku aqal laba daryaaloo aan xariir kudaahiyo inan dadab wadaagno waqtigu uunakal diro allaa deeqda bixiyee ana kuuma dudayoo naxariis da weyn iyo ducaan kugu sagoodiyay ninka damacu raacee dookhu calafka saartee guur aad ka doontaa kugu gacan danbeeyaha aan dardaaran siiyee waa libin dadnimaduye aamina kan doortow deji meel barwaaqa diihaalka gaajiyo dibin daabyo yay arag daran yadu mafiicnee yayka noqon maryuhu duug ha uyaalo dahabkuna daris aan habooneyn iyo yay dareemin qayladi dibada iyo gudahaba meelaha ladaawado ee dalxiiska l tago ha il doogsatee gee dusha nabar hagaadhsiin ha dagaalin waa gobe hadal doqon magarato aha haku dayin ma yeeshee waxaa dihatay hooyadii dadnimada kubeertee aabeheedna waa dirac ragna doorki weeyoo waa duriyad xalaalee waalidkeeda daadihi waxaa jira nin dooroo danu ceb uyeeshoo waxa aamina udana haday waayo diidaan soo doono waa garee anaa kuu diyaaroo daryeelkeedu igu yahay xil aan duudka saaree hadii taa aad diidee duuga nolosha aamina dayac noqoto waa qaan waana kula dacwiyayaa
Queue is empty
-- / --