VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadkan kugu jecelee – kaban - Lyrics

daruuraha hilaaciyo daxayax nuurayaad tahay soomaalida dirkeediyo dun xariira baad tahay dawadii jacalkiyo dooqaygiibaad tahay markii aad ideeqdee quruxdaada daawado qalbigaa ku dararoo indhahaa ku doogsada kuma dayn karaayoo dadkaan kuugu jecelee kuu daacadbaa ahee wacadkii hasii dayan damalaa harsanayoo milicda iga daahiyo dayr adag ayaad tahoo daxan iga dugsiiyoo durdurada biyaha iyo dirir hooray baad tahay deegaan bislaatiyo doog baxaybaad tahay qalbigu ku dararoo indhahaa ku doogsaa
Queue is empty
-- / --