VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gorgor yahow igaarsii - Lyrics

gorgoryahoow igaadhsii gabalbaa igadhacayee gabantaan tirsanayay garab ha iga reeban gacantayda marsoo gali gorgoryahoow igaarsii gacal aynu noqonee gucun male aar iyo intay gibil wadaagaan adaa guud maraayee
Queue is empty
-- / --