VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkeenaa ka wayn - Lyrics

Hadaan welhelkaygiyee Xaqiiqdii kuu warama Waxyeeliyo inaan xumaato Wadaagno kala coloono Jacaylkayna ka wayn Dad baa jiroo walaanoo Haday wax is rabaan arkaan Ukala wariyoo xumaan Walaalaha ka dilaan Jacaylkayna ka wayn Wad iyo calaf waxaan ahayn Inakala wehliyaanoo Jacaylkayna ka wayn Hadaan wehelkaygiyee Xaqiiqdii kuu warama Waqtigu wuu soconaaye Inaan weekba cayn ahaano Jacaylkayna ka wayn Kolay wadnayaal is raaco Waxa weerara waswaasiyo Wax kastoo lagu yimaado Ma wiiqaano wacadkooda oo Jacaylkayna ka wayn Wad iyo calaf waxaan ahayn Inakala wehliyaanoo Jacaylkayna ka wayn
Queue is empty
-- / --